- Somali land
- Puntland
- Galmudug State
- Ximan iyo Xeeb
- Galgaduud State
- Hiiraan State
- Midland State
- Somali Central State
- Maakhir State
- Awdal State
- Dooy iyo Deex State
- Waax iyo Waadi State
- Southern Somali State
- Jubba Land State
- Udud Land State
- Azaaniya State
Thursday, March 31, 2011
Dowladaha Cusub ee Ka aloosmay Soomaliya
Wednesday, March 2, 2011
Maxaa ka faa'iideynaa kacdoonka carabta?
Waxaa kiciyay oo mideeyay fikirka shucuubta carabta:
- Ku tumasho ama jabin sharcigga dalka uyiilay.
- Mushkiladdo isbiirsaday sida Faqri, shaqo la'aan, Danbiyadda, xadgudubyo, musuqmaasuq iyo jahli
- Dowladdii oo ka gaabiyeen in ay hagaajiyaan ama islaaxiyaan wax uqabadka bulshada.
- Ku tiirsanaan mashaariic been ah oo bulshada lagu khiyaamayo.
- gacan ku dhista warbaahinta si ay ubuunbiniso borobagandda dowladda.
- soo ifbixid khiyaano qaran oo qarsooneed taas oo u adeegaysay cadowga
- Caburinta iyo handaad cid kasta oo samadoon ah , sida culimada, aqoonyahanka, madaxda axsaabta, IWM.
- Bandhigidda mashaariic aysan fulin doonin in ay ku qanciyeen bulshada kadibna aysan fulin.
- Bulshadu in ay leedahay Awooda.
- Midnimadda iyo iskaashiga inuu wax badalo
- kaalinta Aqoonta iyo ilbaxnimada umadeed ee isbedelka
- Dad kala diin ah in ay nidaam wada rideen, dhowreena midnimadii dadka iyo dalka.
- Dagaal in uusan xal aheyn
- Waxa ay badalayeen ma han shaqsi ee waa nidaam qaldamay.
- Ayagoo dhowray meelahoodii taariikhiga ahaa.
- dhowray ama xifdiyey handidii guud.
- si mideysan wax u wada qabsaday, una diiday dulmiga, dhiigna u huray.
Subscribe to:
Posts (Atom)